Ra’iisul Wasaare Khayre iyo wafdi uu horkacayo oo gaaray dalka Sucuudi Carabiya (Masawiro)
(October 9, 2018)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha DFS Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu horkacayo ayaa u ambabaxay dalka Sucuudi Carabiya, kaddib markii sida la sheegay uu casuumaad ka helay Boqor dalka sacuudiga Boqor Sal