
(November 30, 2018)
Garoowe:-Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arrimaha kala ah Amniga dalka, Safarkii Mada Madaxweynaha Puntland oo Wareegto ka soo saaray xulitaanka Golaha Wakiiladda Puntland.
(November 30, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Ayaa Maanta oo Taariikhdu Tahay 30/11/2018 Xafiiskiisa Kasoo Saaray Digreeto Xeer Madaxweyne Lr. 189 November 30, 2018, kuna saabsan soo xulitaanka Golaha Wakii

(November 30, 2018)
Gudoomiyaha Barlamanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa markii ugu horeysey ka hadley kala diristii guddiga maaliyada baarlamanka ee uu sameeyey gudfoomiye ku xigeenkiisa koowaad.

(November 29, 2018)
Muqdisho:-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, oo guddoomiyay kulankii maanta ee golaha wasiirrada ayaa faray dhammaan wasiirrada xukuumadda in kahor dhamma

(November 29, 2018)
Dhahar:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 29 November 2018 ka dhagax dhigey mashaariico horumarineed Degmada Dhahar ee Gobolka Haylaan.

(November 28, 2018)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa safar shaqo oo taariikhi aha kusoo gaadhay gelinkii hore ee maanta 28 November 2018, magaalada Golaha Iskaashiga Dowlad gobaleedyada oo taageeray go’aankii Golaha Aqalka Sare.
(November 28, 2018)
Cadaado:-War-qoraal ah oo ka soo baxay Golaha Iskaashiga Dowlad Gobaleedyada ee Soomaaliya ayaa lagu taageeray go’aankii shalay golaha Aqalka Sare kaas oo lagu sheegay in la xaliyey khil

(November 28, 2018)
Muqdisho:-Warmurtiyeed ka soo baxay Kusimaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka dowlada Federaalka Soomaaliya C/weli Muudeey ayaa lagu kala diray Guddiga Mii

(November 27, 2018)
Garoowe:-Waxaa maanta la dhagax dhignay Masjidka jaamica ah ee Deegaanka Qarxis ee Degmada Eyl ee Gobolka Nugaal, deegaanka Qarxis oo waxaa ay qiyaas ahaan120km koonfur bari ka xigta magaalada Garoowe

(November 27, 2018)
Qardho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa oo taariikhdu tahay 26 November 2018 waxaa uu Dagmeda Qardho bulshada ku dhaqan kula caweeyey mid kamida meelaha ay bu
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|