Madaxda Soomaaliya, Itoobiya iyo Ereteriya oo ku heshiiyay xoojinta nabadgalyada iyo iskaashiga dhaqaalaha
(November 12, 2018)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu kaga soo qeyb galay magaalada Bahra Daar ee dalka Itoobiya sh
Madaxweynaha Galmudug oo eedeyn kulul u soo jeediyey madaxada DFS
(November 12, 2018)
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, ayaa DFS ku eedeeyey in dhibaatooyinkii ka socda deegaanada Galmudug in ay soo gadaal ka riixeyso DFS. Madaxweynaha Galmudug Axme
Madaxweynaha Puntland Dr. Gaas oo eedeyay Dowladda Soomaaliya (Dhageyso)
(November 11, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland, Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay in dowladda dhexe ee federalka Soomaaliya ay rabto inay awoodaha, daqliga iyo dhismaha dowladnimo iyo xarii
Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Taliyaha Ciidanka Xasilinta Caasimadda.
(November 11, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowaldda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 11 November 2018 magcaabay taliaya ciidanka xasilinta caasimada Dowladda Puntland ee Garoowe.
Madaxweyne Muuse Biixi oo isbedel ku sameeyay golahiisa Xukuumadda
(November 10, 2018)
Hargeysa:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi ayaa waxaa uu isbedel ku sameeyay golahiisa Xukuumadda, waxaan uu soo saaray Wareegtada uu isku shaandhayn uu ku sameeyey golaha xukumadda S
Madaxweynaha Puntland oo Kormeeray Garoonka Diyaarada Janaraal Maxamed Abshir.[Masawiro]
(November 10, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa oo ay taariikhdu tahay 09 Nov 2018 Kormeeray garoon caalamiga ah ee diyaaradaha Garoowe Janaraal Maxamed Abshir. K
Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Gondar ee dalka Itoobiya (Masawiro)
(November 9, 2018)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray dalkan Itoobiya oo ay ka furmi doonaan wadahadallada dhammaystirka heshii
Faahfaahin Qaraxyo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho
(November 9, 2018)
Muqdisho:-Ugu yaraan 23 qof ayaa ku dhintay 10 ka badanna wey ku dhaawacmeen saddex qarax oo is-xigxigay oo galabta ka dhacay magaalada Muqdisho. Qaraxyadan oo baabuur loo adeegsaday ayaa mid k
Madaxweynaha JFS Farmaajo iyo Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo kulmay
(November 8, 2018)
Muqdisho:-Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa uu kulan la qaatay Maxamed Mursal Sheekh Cabdi raxmaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka waxaana ay ka wada hadleen xaalada dalka iyo sidi
Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo looga hadlay Arrimaha xaaladda Amniga
(November 8, 2018)
Garoowe:-Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu Shir-Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arrimaha kala ah Xaaladda Amniga dalka, J

« Previous PageNext Page »