Madaxweyne Farmaajo oo booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Talyaaniga
(November 19, 2018)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Talyaaniga, kaddib marti-qaad rasmi ah oo uu ka helay do
DFS oo soo dhoweysay baaritaanka dilkii Wariye Jamal Khashoggi
(November 17, 2018)
Muqdisho:-Qoraal ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Dibbada dowlada Federalka Soomaaliya ayaa waxay DFS ay soo dhaweysay baaritaankii dowalada  Sacuudi Carabiya ay ka soo saartay  dilkii wariye
Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar Sadiiq Sheekh Dr Adan Sh Ali Xafidahulaah (Daawo)
(November 16, 2018)
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Dr Adan Sh Ali Xafidahulaah waxaana uu khudbadiisa uu uga hadlay maant
Ciidanka Amniga Puntland (PSF) oo howlgalo ka fuliyey gobalka Bari
(November 15, 2018)
Ceelaayo:-Ciidanka Amniga Puntland (PSF) ayaa howlgalo lagu baacsanayo maleeshiyada Daacish waxay ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobalka Bari gaaar ahaan Degmada Ceelaayo. Ciidamada PSF ayaa waxaa
Faahfaahin Shirkii Golaha wasiirada Puntland oo degmooyin cusub ansixiyay
(November 15, 2018)
Garoowe:-Shirkii Golaha wasiirada dowladda Puntland ee la qabto maalin walba oo Khamiis ah ayaa waxaa lagu ansaxiyey maanta 2 degmo oo cusub,kuwaasoo kala ah Yubbe oo ka tirsan gobolka Sanaag iyo Ceeg
Doorashada Madaxweynaha Maamulka Koofurgalbeed oo dib loo dhigey
(November 15, 2018)
Baydhabo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koofurgalbeed ayaa sheegaya in dib loo dhigay xiliga ay dhacayso doorashada Madaxweynaha K/galbeed . Guddiga joogtad
Dowlada Sacuudiga oo faahfaahin ka bixisay dilkii wariye Jamal Khashoggi (Daawo)
(November 15, 2018)
Riyaad:-Wariye Jamal Khashoggi ee la la'yahay ilaa haatan meydkiisa ayaa waxaa faafin ka bixiyey dowlada Sacuudiga iyaga oo qirtay dilka Wariye Jamal Khashoggi iyaga oo sheegay in la rabay in la soo a
Kooxda QM ee Somalia oo warbixin soo saartay (Dhageyso)
(November 14, 2018)
Muqdisho:-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa la fiilayaa inay maanta cunaqabataynta ka qaadaan Eritrea, balse lama filayo in sidaasi oo kale cunaqabataynta laga qaado Soomaaliya. Guddigii Cu
Madaxweynaha Jubaland isku shaandhayn ku sameeyey golahiisa wasiirada
(November 13, 2018)
Kismaayo:-Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan ayaa waxaa uu isku-shaan dheyn ku sameeyay golihiisa xukuumada waxaan wareegto ka soo baxday xafiiska madaxtoooyadda ee Jubbaland lagu la isku bede
Faahfaahin Kooxda Al- Shabaab oo isku laayey degmada Jilib
(November 13, 2018)
Jilib:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Jilib ayaa sheegaya in maleeshiyada ka tirsan kooxda Al-Shabaab ay khaarajiyeen saraakiil ka tirsanaa ururka Al Shabaab ka dib dagaal ka dhex qarxay dhexdooda

« Previous PageNext Page »