Madaxweynaha KGS oo shir gudoomiyey shirka Golaha wasiirada KGS.[Masawiro]
(April 25, 2019)
Baydhabo:-Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C/Casiis Xasan Maxamed Lafta -Gareen, ayaa maanta shir Gudoomiyay Shirka Gollaha wasiirada ee Koonfur Galbeed. Shirka ayaa Maant
Shirka Golaha Xukumadda Dowladda Puntland oo looga hadlay arrimo dhowr ah
(April 25, 2019)
Garoowe:-Shirka Golaha Xukumadda Dowladda Puntland oo uu Shir Goddoominayey Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa todobaadkan looga h
Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Safiirka Dowladda Hindiya ee Soomaaliya.
(April 25, 2019)
Nairobi:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Caasimadda Dalka Kenya ee Nairobi kulan kula qaatay Safiirka dalka Hindiya ee Soomaliya, Ambassador Rahul Chabbra. Kulan