Shirkii golaha wasiirada ee Puntland oo arrimo dhowr ah looga hadlay
April 18, 2019 - Written by Editor
Garoowe:_Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir guddoominayey Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa looga hadlay arrimaha amniga dalka, Aragtida Dowladda Puntland ee arrimaha imtixaanaadka shahaadiga ah, Barnaamijka dib u habaynta iyo casriyeyenta Hay’adaha Dowladda Puntland, Dib u eegista xeerka kufsiga iyo Warbixino kale.
Hoos ka Akhriso warsaxaafadeedka laga soo saaray shirka golaha wasiirada ee Puntland
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net