Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Ergayga Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika
(June 11, 2019)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan dalalka Geeska Afrika Mudane Al
Ciidamada Puntland oo dib u qabsaday Af-Urur
(June 11, 2019)
Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa maanta dib ula wareegay tuulada Af-urur ee gobolka Bari oo saddexdii cisho ee la soo dhaafay ay gacan ku hayeen dagaalyahano ka tirsan ururka Al-Shabaab.