Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo loga hadlay arrimo dhowr ah
(June 13, 2019)
Garoowe:-Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Ku-simaha Madaxweynaha, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa waxaa todobaadkan looga had
Golaha Wasiirada KGS oo ansixiyey Maxkamada sare ee ciidanka KGS
(June 13, 2019)
Baydhabo:-Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Ansixiyay Maxkamada Sare ee Ciidamada Qalabka sidda ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,Maxkamadan ayaa ka
Madaxweynaha Puntland oo Addis Ababa Kulan kula Qaatay Masuuliyiinta Shirkadda Duulimaadka Itoobiya
(June 13, 2019)
Addis Ababa:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan muhiim ah kula qaatay magaalada Adiss Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya masuuliyiinta shirkadda duulim