Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Oo Kulan la qaatay Madaxa UNDP ee Soomaaliya.
(July 31, 2019)
Garoowe:- Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa xarunta Madaxtooyada dowladda Puntland ee Garoowe kulan kula qaatay Madaxa UNDP Soomaaliya Jocelyn Mason
Madaxweynaha JFS oo shir guddoomiyay shir looga hadlayay horumarka dib-u- eegista Dastuurka
(July 30, 2019)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan xog wareysi
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Oo Kormeeray Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha.
(July 30, 2019)
Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kormeer shaqo ku tagay laanta Socd
Madaxweyne Deni oo Xarigga Ka Jaray Wershedda Tuubooyinka iyo Siligga.
(July 30, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xarigga ka jaray wershed cusub oo soo saari doonta tuubooyinka
Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS oo soo gaaray Garoowe[Video]
(July 29, 2019)
Garoowe:-Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada Garoowe waxaana uu ka warbixiyey u jeedka so
Xubno ka tirsan al-shabaab iyo daacish oo Maxkamada Puntland ay xukun ku riday[ Video]
(July 29, 2019)
Boosaaso:-Maxkamadda Ciidamada dowladda Puntland ee danbiyaa culus ee ee shanta Gobol ayaa waxaa maanta xukuno kala duwan ku ku riday eedaysanayaal gaaray ilaa 13 oo qof oo haweenay ay ku jirtay w
Xiisadda Iran iyo reer Yurub oo sii kordheysa
(July 28, 2019)
Iran ayaa ku tilmaantay cadaawad iyo daandaansi, qorshe ay Yurub ku rabto in ay ku sameyso ciidamo isbaheysi ah oo galbiya maraakiibta laga leeyahay Yurub ee maalin walba marto gacan biyoodka H
Madaxweyne Deni oo Shir Guddoomiyey Shirka Amniga Dowladda Puntland.
(July 28, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shir guddoomiyey shirka Amniga Puntland. Shirkan oo ka qabsoomay qasriga Madaxtooyada Garoowe waxaa qayb ka ahaa Madaxweyne K
Madaxweyne Deni ayaa kulan la qaatay Ururada Bulshada Rayidka ah iyo Guddiga Shirka Maalgashiga.
(July 27, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Qasriga Madaxtooyada Garoowe kulan kula qaatay Ururada Bulshada Rayidka ah ee Puntland iyo Guddiga qabanqaabada Shirka Maalgas
Jubbaland oo Farriin u dirtay Wasaaradda arrimaha Gudaha ee DFS
(July 25, 2019)
Wasaarada arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta ee Jubbaland waxay cadeynaysaa in Dowlad goboleedka Jubbaland ay u madax banaan tahay qabashada Doorashooyinkeeda ayna masuul ka yihiin Gudiga m

Next Page »