Madaxweynaha dowladda Puntland oo dib ugu soo labtay Garoowe.[Video]
(June 14, 2019)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Putland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar shaqo oo uu ku tagey dalalka Shiinaha Imaaraatka Carabta iyo Itoobiya. M_M_DeeqHalg