Madaxweynaha Maamulka Hirshabeele oo xilka ka qaaday Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan
June 9, 2019 - Written by EditorHiiraan:-Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa uu xilkii Gudomiyaha maamulka Gobolka Hiiran uu ka qaaday Yuusuf axmed hagar (Yuusuf Dabageed) ka dib is faham waa soo kala dhexgalay madaxweyne Hirshabaale Maxamed Cabdi Awaare.
Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa xilkii gudoomiyaha Gobolka Hiiraan u magacaabay Cali Maxamed Caraale, oo ka mid ah musharaxiintii u tartantay xilka Madaxweynaha Hirshabelle.
Hoos ka akhriso wareegtada Madaxweynaha Maamulka Hirshabeele oo xilka ka qaaday Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan
no images were found
A/Cawaale
Halgan.net