Madaxweynaha Gal-Mudug oo sheegay in uu dib ula soo noqday mas’uuliyadii uu horay ugu wareejiyay DFS
September 30, 2019 - Written by EditorMadaxweynaha Gal-Mudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa kala laabtay wasaarada arimaha gudaha ee Dowlada Federaalka waraaqdii wakiilashada aheed ee uu u wakiisha in ay ka shaqeyso wasaaradu arimaha dib u hishiisiinta wasaaraduna aysan u marin wadadii loo baahna in loo qabto dib u hishiisiin sax ah
Waxa uu waxgaradka iyo siyaasiyiinta reer Galmudug ugu baaqay in ay ka tashtaan sidii loo dhisi lahaa Galmudug loo dhanyahay.
Hoos ka akhriso Madaxweynaha Gal-Mudug oo eedeyn u soo jeediyey wasaarada arrimaha Gudaha DFS.
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net