Dowladda Federaalka oo ku Eedaysay dowladda Kenya inay faragelin ku hayso Arrimaha Soomaaliya
February 5, 2020 - Written by EditorMuqdisho:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay ku eedeysay dowladda Kenya inay farogeli ku hayso siyaasadeed arrimaha gudaha Soomaaliya iyo weliba amnigeeda.
Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda warfaafinta dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu yiri “Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya (DFS) waxay ka xuntahay faragelinta siyaasadeed iyo mida amni ee Dowlada Kenya ay ka wado gudaha Soomaaliya.”
Hoos ka Akhri warsaxaafadeedka ka soo baxay wasaarada warfaafinta DFS
no images were found
A/cawaale
Halgan.net