Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo looga hadlay arrimaha amniga iyo ciidamada

February 6, 2020 - Written by Editor

Boosaaso:- Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoomiyey Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, waxaa todobaadkan looga hadlay Amniga iyo Tirakoobka Ciidamada, Safarkii Madaxweynaha ee dalka Kenya, Deeqaha lagu helo magaca Soomaaliya iyo aragtida Puntland.

Sidoo kale waxa Golaha looga hadlay Xaaladda Gobolada iyo degmooyinka Puntland (Hindisaha Horumarinta Degmooyinka aan ku jirin Mashruuca JPLG-ga) iyo soo jeedinta guddi qiimeeya lacagaha lagu qaado magaca Dowladda.

=DHAMMAAD=
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

238,643 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>