Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo kulan la qaatay agaasimel Waaxeeyadda Wasaaradda.

February 4, 2020 - Written by Editor

Garowe:- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Mudane Maxamed Dhabancad oo uu wehlinayo agaasimaha Guud ee Wasaarada Maxamed Cali Nuur Jubba oo kulan laqaatay agaasmi waaxeedka Wasaaradda.

Ujeedka kulanka ayaa ku saabsanaa Isla xisaabtan shaqo wuxuuna Wasiirku warbixin Guud ka dhageystay Agaasime waaxyada Wasaaradda, waxyaabaha uqabsoomay Howlaha shaqo ay uhayaan Bulshada Reer Puntland iyo sidii loo Dardar-gelin lahaa howlaha shaqo ee horyaala wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland.

DHAMMAAD

XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA FEDERALKA IYO DIMUQRAADIYEYNTA PUNTLAND.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

240,841 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>