Ciidanka Booliska Gobolka Karkaar oo qabtay koox burcad ah oo gaari dhacay

April 21, 2020 - Written by Editor

Qardho:-Ciidanka Booliska Gobolka Karkaar iyo ciidanka madaxtooyada Qardho ayaa howl gal ay siw ada jir ah u sameeyeen waxaa ay ku soo qabteen koox burcad ah oo xalay dhacay gaari xamuul ah oo marayey inta u dhexeysa Qardho iyo Garoowe.

Ciidanka Booliska Gobolka Karkaar ayaa markii ay heleen xogta gaariga la dhacay ayaa waxaa ay daba gal ku sameeyey kooxdii dhac u geystay gaariga xamuulka ah waxaan ay markii danbe ku guulaysteen iska horimaad hubeysana ka dib in ay soo qabtaan kooxdii burcada ahayd iyo gaarigii ay dhaceen waxaan lagu xiray Saldhiga weyn ee Qardho.

M_M_Deeq
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
April 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online