Fadhiga 13aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo qabsoomay.

April 7, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Fadhiga 13aad ee Guddiga joogtada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ee uu shir-guddoomiyey Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibril oo ay wehliyaan Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada DPL Avv: Cabdicasiis Cabdullahi Cismaan iyo Gudoomiye ku xigeenka 2aad Golaha Wakiillada DPL Mudane. Ismaaciil Maxamed Warsame, waxaa todobaadkan looga hadlay Amniga dalka, Xaalada Caabuqa Coronavirus ( COVID19)

Sidoo kale, Mudanayaasha waxaa loo qeybiyey wax-kabedelka Xeerka Maamulka Gobolada & Degmooyinka ( Xeer L.7) si ay ugu sameeyaan akhrinta 2aad.

Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirisaaq Xiddig Warsame ayaa ka warbixiyey

A/cawale
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
April 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online