Culumada Soomaalida oo wada wacyi-gelinta Coronavirus[Dhagayso]
(April 6, 2020)
Nairobi:-Culumada Soomaalida ee Kenya ayaa ka hadlay waxa ay diinta Islaamka ka qabto ka hortagga cudurrada faafa sida Coronavirus oo haatan dhibaato badan ku haya dalalka caalamka. Sheikh Maxamuu
Madaxweyne Deni oo isku bedelay Taliyeyaasha qaybaha Booliska ee Nugaal, Karkaar iyo Mudug.
(April 4, 2020)
Garoowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid a Abdullaahi Deni ayaa soo saaray , Xeer Madaxweyne Lr. 25 iyo Lr.26 April 4, 2020, kuna saabsan isku bedel Taliyeyaasha Qaybaha Booliska Gobola
Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax oo Fariin soo gaarsiiyey Halgan.net
(April 3, 2020)
Oslo:-Sh.Dr Cali Maxamed Saalax oo Fariin soo gaarsiiyey Halgan.net waxaana uu umada Soomaaliyeed ugu mahad celiyey ducada ay u soo duceeyeen wuxuuna sheegay in uu aad u caafimaad qabo .Sheekh Dr Cal
Ogeysiis Sh.Dr Feysal Maxamed Cali oo Kitaab bilaabi doona.
(April 2, 2020)
Burco:-Sh.Dr Feysal Maxamed Cali ayaa bilaabi doona hadii alle idimo shaharaxa kitaab Sunna Abii daauud gaar ahaan baabka Soonka wuxuuna Sheekh akhrin doona 10:30 ilaa 11:30 subaxnimo Iyo 8:30 ilaa
Go’aamada kasoo baxay Wasaarada waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowladda Puntland
(April 2, 2020)
Garoowe:-Waa Go'aamada cusub oo ka soo baxay Wasaarada waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowladda Puntland Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ayaa sheegay in 15 bari oo dheeri ah lag
Ducfadii 1aad ee Ciidamada Gallaydh oo tababar loogu soo xiray Qardho
(April 2, 2020)
Qardho:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidamada Daraawiishta Dowladda Puntland oo muddo 6 Bilood ah tababar u
Wasiirka Amniga Puntland oo ka hadlay Bandowga iyo ka hortaga Cov-19[Video]
(April 1, 2020)
Boosaaso:-Wasiirka Amniga Puntland ayaa Faahfaahiyey awaamiirta dhanka amniga ee Gudiga amniga Puntland uqaabilsan Ka hortagga Carona virus ay soo saareen. Hoos ka Daawo Wasiirka Amniga Puntland o
Ra’iisul Wasaare Khayre Waa la joojiyey Dhamaan Duullimaadyada dibadda iyo gudaha.[Video]
(April 1, 2020)
Muqdisho:-Ra'iisul Wasaare Khayre "Waxaa ilaa amar dambe xiranaan doona: Duullimaadyada dibadda iyo gudaha,Waxaa illaa amar dambe sii xirnaan doona iskuulada, dugsiyada quraanka iyo jaamacadaha.
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Puntland oo sheegay in uu dhaqan galay Bandowgii.[Video]
(April 1, 2020)
Garoowe:-Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan (dhabancad ) ayaa caawa waxaa uu ka warbixiyay amniga Puntland iyo wacyigalinta Bushada Ee Xanuunka Caronavirus. Hoos ka
Madaxweynaha JFS oo ka tacsiyeeyey geerida Ra’iisul wasaarihii hore ee DFS Nuur Cadde
(April 1, 2020)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyay shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid -Alle ha u naxariistee- Ra'iisul Wasaarihii Hore ee dal

« Previous PageNext Page »