Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari oo gubay Qaad lagu qabtay Boosaaso

April 9, 2020 - Written by Editor

Boosaaso:-Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamud oo Warbaahinta Magalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari kula hadlayay Goob lagu gubayay Qaad,ama Jaad ayaa sheegay in qof walba oo ku xadgudba nidaamka amaanka magaalada Boosaso la horkeeni doona sharciga

Taliyaha Qeybta Boliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamud ayaa sidoo kale diginin gaar ah ugu diray Ciidamada haddii ay sahlaan in Qaad uu soo galo magalada Boosaaso la xiri doono isagoo xusay in askar u xiran tahay arrinkaas ciqaabtooduna ay ahaan doonto mid adag.

M_M_Deeq
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
April 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online