Wasaaradda Warfaafinta oo war ka soo saartay Xariga Wariye Maxamed Abuuja
April 22, 2020 - Written by EditorWasaaradda Warfaafinta DFS ayaa war saxaafadeed ka soo saartay xariga wariye Maxamed Cabduwahaab Abuuja oo muddo ka badan 30 maalmood u xiran Hey’addaha Amniga, waxaa wariyaha la sheegay in uu ku eedeysan yahay inuu ka tirsan yahay kooxda Al-Shabaab.
War saxaafadeedka Wasaaradda Warfaafinta DFS ayaa lagu sheegay in Wariye Maxamed Cabduwahaab Abuuja loo heysto inuu qeyb ka ahaa fal dil ah oo loo geystay Haweeney lagu magacaabo Baxsaneey Booleey, oo la dilay sanadkii hore 2019. no images were found . A Cawale
Hoos ka Akhriso Warsaxaafadeedka Wasaaradda Warfaafinta ka soo saartay xariga Wariye Maxamed Abuuja
Halgan.net