Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Puntland oo sheegay in uu dhaqan galay Bandowgii.[Video]
April 1, 2020 - Written by EditorGaroowe:-Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan (dhabancad ) ayaa caawa waxaa uu ka warbixiyay amniga Puntland iyo wacyigalinta Bushada Ee Xanuunka Caronavirus.
Hoos ka Daawo Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan (dhabancad )oo la hadlay saxaafadda.
Dhinac kale waxaa Magaalada Garoowe oo si rasmi ah ugu dhaqan galay Bandowgi ay ku dhawaaqdey Dowladda Puntland, Kaas oo looga hortagayo cudurka Corona virus ”Covid.19”.
M_M_Deeq
Halgan.net