Wasiirka Wasaaradda arrimaha Gudaha Puntland oo waraysi gaar ah siiyey Radio Daljir.[Dhagayso]
April 13, 2020 - Written by EditorGaalkacyo:-Wasiirka Wasaaradda arrimaha Gudaha Faderalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo wareysi dher oo dhinacyo badan ah siiyey Radio Daljir ayaa sheegay Puntland qorshe adag in ay ka leedahay amniga, isagoona sheegay in dad loo qabqabtay dilalkii ugu dambeeyey ee ka dhacay Puntland, Wasiirka Arrimaha Gudaha DPL, ayaa sidoo kale Ka hadlay qorshaha Dowladda ay kaga hortagayso Faafida xanuunka Coronavirus, iyo Hormarka ka socda Puntland,
M_M_Deeq
Halgan.net