Xoghayaha Dowladda Hoose ee Degmada Xarfo oo la magacaabay

April 1, 2020 - Written by Editor

Xeer Wasiir lr.54 soona baxay 01,April 2020, kuna saabsan magacaabid xoghayaha cusub ee Degmada Xarfo ee Gobalka Mudug.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Faderalka Iyo Dimuqraadi yeynta Puntland Oo magacaabay xoghayaha Dowladda Hoose Ee Degmada Xarfo, waxaana loo magacaabay Yaxye C/rixmaan Xasan. Sidaasi darteed, Waxaa lafarayaa maamulka Gobalka mudug iyo kan Degmada Xarfo inay fuliyaan dhaqan gelinta magacaabidda xoghayaha cusub ee Degmada Xarfo.

Hoos ka akhriso Magaacabista Xoghayaha Dowladda Hoose ee Degmada Xarfo ee Gobalka Mudug.

M_M_Deeq
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
April 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online