Wefti ka socda Dowlada Puntland oo gaaray Degmada Dhudhub ee gobolka Karkaar

May 28, 2020 - Written by Editor

Qardho:-Wefti ka socda Dowlada Puntland oo gaaray Degmada Dhudhub ee gobolka Karkaar ee Puntland ayaa kulamo la qaatay Maamulka iyo odayaasha Degmada.

Weftiga ayaa waxaa hogaaminayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Federal ka iyo Dimuquraadiyeynta Dowlada oo ay Weheliyaan Maareeyaha Wakaalada Horumarinta biyaha iyo Masuuliyiin kale ayaa waxa looga hadlay sidii dadka reer Dhudhub u heli lahayeen biyo Macaan iyo biyo galin Magaalada ah waxana ay kormeer ku tageen Ceelka Biyaha Siiya Magaalada.

Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadwaynaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dawladda Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

232,792 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>