Madaxweyne JFS iyo dhiggiisa Jabuuti oo ka wada hadlay horumarinta iskaashiga laba dal.
(December 7, 2022)
Jabuuti:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa Qasriga Madaxtooyada dalkaa
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo furay shirweynaha Arrimaha Diinta ee Puntland.[Video]
(December 7, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa furay shirweynaha Arrimaha diinta ee Puntland, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Cadaaladda, Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo D