Madaxweynaha Dowladda Puntland oo magacaabay 2 xubnood oo ka tirsan Guddiga Sare ee Maamulka Garsoorka.
(December 6, 2022)
Garoowe: 06 December 2022: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne LR. 81, 06-da December 2022, Kuna saabsan magacaabid labo xubno ka tirsan Gudd
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Guddiga Midowga Afrika.[Masawiro]
(December 6, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Guddiga Midowga Afrika ahna madaxa ATMIS, Souef Moham
Madaxweynaha JFS oo ka hadlay xaalada dalka Soomaaliya iyo dagaalka ciidanka dowladdu kula jiraan Al-shabaab.[Video]
(December 6, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha JFS Xassan Sh Maxamuud ayaa waxaa uu ka hadlay xaalada dalka iyo dagaalka ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ay kula jirnaa ururka Al-shabaab. A/cawaal