Ra’iisul Wasaaraha XFS lama aqbali karo in Hooyada iyo dhallaanka Soomaaliyeed in ay u dhintaan daryeel la’aan caafimaad.
(December 12, 2022)
Muqdisho:-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa sheegay in aan la aqbali karin hooyada iyo dhallaanka Soomaaliyeed in ay u dhintaan daryeel la'aan caafimaad
Madaxweynaha JFS Xassan Sh Maxamuud oo la kulmay dhaxal sugaha Boqortooyada Sucuudi Carabiya
(December 12, 2022)
Riyad:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sucuudi Carabiya Amiir Maxamed Binu Salmaan Binu Cabdi
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida Maxamed Yuusuf Guure (Soodaani)
(December 12, 2022)
Garoowe: 11 December 2022: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa tacsi u diray Marxuum Maxamed Yuusuf Guure (Soodaani) oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho.