Taliyaasha Ciidanka Booliska Puntland iyo Taliyaha Daraawiishta oo gaaray Gaalkacyo
(November 29, 2022)
Gaalkacayo:-Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sarreeye Guuto Mumin Abdi Shire,Taliyaha Ciidanka Daraawiishta DPL S/gaas Abshir Cabdi Jaamac iyo wafdi ay hogaaminayaan ayaa gaaray Magaalada Gaalkacyo
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo si adag uga hadlay xeerka Jinsiga
(November 28, 2022)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ayaa si adag uga hadlay xeerka Jinsiga oo baryahaan danbe ay daba ka wadaan Reer Galbeedka loona soo dhiibay kuwa aan waxba diint
Madaxweynaha Jubaland oo booqday ciidamo loo diyaariyey Dagaalka Khawaarijta.
(November 28, 2022)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta booqasho iyo salaan ugu tagay Ciidamada Qalabka sida ee loo diyaariyay howlgalka dhawaan ka bilaabanaya deegaanada Jub
Madaxweynaha JFS oo furay shirweynaha caalamiga ah ee maalgashiga Soomaaliya
(November 28, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay shirweynaha caalamiga ah ee maalgashiga Soomaaliya ayaa xusay in dalkeenna ay ka jirto fursado maalgas
Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray Isbitaalka Sheekh Axmed Gabyoow
(November 26, 2022)
Cadale:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray Isbitaalka Shiikh Axmed Gabyoow oo xildhibaannada iyo dadka deegaanka oo iskaashanaya ay ka
Madaxweynaha JFS oo caawa ku hoyday degmada Cadale .
(November 25, 2022)
Cadale:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dhiirri-gelinaya Ciidamada Qalabka Sida iyo Shacbiga u istaagay xoreynta deegaannada ay haystaan khawaarijta A
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray deegaanka Nuur-Dugle oo laga xoreeyay Khawaarijta
(November 24, 2022)
Nuur-Dugle:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardargelinaya dagaalka lagu ciribtirayo argagixisada Alshabaab ayaa gaaray deegaanka Nuur-dugle ee Hirsha
Ku simaha Madaxweynaha Puntland oo shir Gudoomiyey Shirka golaha Wasiirada
(November 24, 2022)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada ee todobaadlaha ah oo t
Raisulwasaaraha DFS oo Shir Gudoomiyey shirka Golaha Wasiirada
(November 24, 2022)
Muqdisho:-Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey, Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa lagu ansixiyey laba Hindse Sharciyeed, Qaraar la xirii
Madaxweynaha JFS oo booqday deegaanka Masaajid Cali Guduud
(November 24, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeeraya qaar ka mid ah deegannada ay ka socdaan howlgallada dalka looga xoreynayo Khawaarijta Alshabaab

Next Page »