Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland oo is casilay (Daawo)

June 11, 2023 - Written by Editor

Laascaanood:-Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Cabdirisaq Khaliif Axmed oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa si rasmi ah u shaaciyay in uu gebi ahaanba iska casilay xilka Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland iyo xubanimadii xisbigi Waddani.

Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ayaa yiri “Waxaan iska casiley Xilkii gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Xubinimadii golaha iyo xisbigi Wadani ee aan ka tirsanaa”

Gudoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaq Khaliif Axmed ayaa si adag oga horyimid qaabka ay Somaliland u maareysay caradii ka dhalatay dilalka lagu laayey haldoorkii laascaanood.

A/Cawale
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
June 2023
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online