Madaxweynaha Puntland oo furay Kalfadhiga 52-aad ee Golaha Wakiillada Puntland
(June 15, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa furay Kalfadhiga 52-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Madaxweynaha oo jeediyay khudbadiisa Dastuuriga ah, ayaa G