Madaxweynaha Hirshabeelleoo xilka ka qaaday Gudoomiye Cali Jeyte Cismaan
(June 18, 2023)
Hiiraan:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan Mudane Cali Jeyte Cismaan, Isagoo Xilkaas u Magacaabay Mudane Cabdullaahi A
Madaxweynaha Puntland oo kormeeray Xarunta Taliska Ciidanka Daraawiishta Puntland
(June 18, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Kormeeray Xarunta Taliska Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland ee 54-aad, halkaasi oo uu kulan dardargelin amni