Madaxweynaha Jubaland oo daahfurey shirka madasha Xiriirka arimaha baniaadamnimada
(June 5, 2023)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta aqalka martida ku daahfuray shirka madasha Xiriirka arimaha baniaadamnimada dalka. Shirkan oo diirada lagu saarayo q