Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Carafa
(June 27, 2023)
Muqdisho:-Madaxweyne Xasan Sheekh oo ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Carafa ayaa dul istaagay caqabadaha curyaamiyey nolasha dadka Soomaaliyeed oo musuq-maasu