Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo gaaray gobalka Sool.

August 29, 2023 - Written by Editor

Laascaanood:-Madaxweyne Ku-xigeenka, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa safar shaqo ku tagay gobolka Sool, gaar ahaan jiidda hore ee Guumeys oo ay isku horfadhiyaan ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Karaaash ayaa waxaa uu kula kulmay Guumeys Madaxweynaha SSC Khaatumo iyo Saraakiisha sare ee ciidamada SSC, wuxuuna ku bogaadiyey difaaca adag oo ay dhulkooda iyo dadkooda ku difaaceen,wuxuuna sheegay in Puntland ay taageereyso kulana shaqeynayso go,aan walba ay qaataan reer SSC.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa Somaliland uga digay dulaan kale oo ay ku soo qaado deegaanada SSC oo haatan xoog looga saray ciidamada Somaliland .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2023
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online