Hogaanka Fulinta Khaatumo State iyo ku xigeenkiisa oo la doortay.

August 5, 2023 - Written by Editor

Laascaanood:-Magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa waxaa maanta ka dhacay doorasho taas oo lagu dooranayey hogaanka sare ee Maamulka Khaatumo State waxaana dooranayey hogaanka sare SSC golaha dhexe ee Khaatumo State .

Hogaanka sare ama Guddoomiyaha golaha fulinta, waxaana loo doortay hogaanka sare ee SSC Cabdulqaadir Axmed Cali (Firdhiye) wuxuuna helay 30 cod halka musharax Maxamed Ismaaciil Bulaale uu helay 15 cod.

Gudoomiye ku xigeenka ee golaha fulinta ee SSC waxaa loo doortay Dr Mohammed Shiine.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2023
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online