Madaxweynaha Galmudug oo furay shir looga hadlayo dib u xoreynta deegaannada Galmudug
(August 4, 2023)
Dhuusamarreeb :-Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa caasimadda Dhuusamarreeb ka furay shir looga hadlayo dib u xoreynta deegaannada ku haray gacanta cadawga argagexisada ka
Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Abu Bakar Al Sadiiq iyo Masjidka Al Hidaaya.
(August 4, 2023)
Waxaan idiin soo gudbineyanaa laba khudbadihii jimcaha ee maanta laga jeediyey Masjidka Abu bakar Al Sadiiq iyo Masjidka Al Hidaaye ee magaalada Nairobi waxaa kala jeediyey Sheekh Dr Maxamuud Shibl
Guddooniyaha Golaha Wakiilada dowladda Puntland oo muddeeyey Ansixinta Xubnaha guddiga Doorashada Puntland
(August 3, 2023)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl ayaa maanta oo taariikhdu tahay 03 August, 2023 soo saaray qoraal ku saabsan muddeynta Ansixinta Xubn
Madaxweynaha Jubaland oo gaaray magaalada Muqdisho.
(August 2, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka. Madaxweynaha iyo wafdigiisa Waxaa garoonka di
Madaxweynaha Puntland oo ka qeyb galay Xafladda 1-da August
(August 2, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe kaga qeybgalay Xafladda 1-da August ee xuska sanad guurada 25-aad ee aasaas

« Previous Page