Raisulwasaaraha JFS oo tacsi u diray shacabka magaalada Baladweyne
(September 23, 2023)
Muqdisho:-Waxaan ka tacsiyeynayaa shacabka Soomaaliyeed ee sida naxariis darrada ah Khawaarijtu ugu laysay magaalada Beledweyne maanta. Qaraxa Beledweyne waa fal argagixiso oo fuleynimo ah oo Khaw