Mas’uuliyiin ka tirsan DFS iyo Galmudug oo kormeeray deegaan laga xoreeyay Al Shabaab
(September 11, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Taliyaha Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoo
Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay taliska Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed.
(September 7, 2023)
Aadan Yabaal:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa la kulmay hogaannada taliska Ciidanka Xo
Madaxweynaha JFS oo gaaray Degmada Aadan-yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
(September 6, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuur galaya xaalada ciidamada qaranka iyo kuwa halyeeyada shacabka ee ku howlan dib u xoreynta dalka ayaa
Wasiirka Warfaafinta Puntland oo ugu baaqay Hay’addaha caalimiga in ay gargaar deg deg ah gaarsiiyaan Gobolka Sool.[Video]
(September 6, 2023)
Garoowe:-War-murtiyeed laga soo saaray shir Hay,adaha DPL , Hay,adaha caalmiga ah iyo kuwa gudaha ku yeesheen Garoowe kuna saabsanaa sidii gargaar deg deg a loo gaarsiinlahaa bulshada Sool . M_M_Dee
Madaxweynaha JFS oo kormeeray ciidamada DFS ee ku sugan Maxaas.
(September 5, 2023)
Hiiraan:-Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeer ku tagay xerada ciidamada Guutada Cali binu Abiidaalib ee degmada Maxaas ayaa ku bogaadiyey guullaha waaweyn ee ay ka soo hoyeen daga
Madaxweynaha JFS oo gaaray Degmada Maxaas ee gobalka Hiiraan.
(September 5, 2023)
Maxaas:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya dardar galinta howgalada ciribtirka Khawaarijta ayaa gaaray degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan oo ka
Madaxweyne ku xigeenka Puntland tababar usoo xiray in ka badan 300 askari
(September 2, 2023)
Gaalkacyo:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, oo safar shaqo ku jooga Gobolka Mudug, ayaa tababar usoo xiray in ka badan

« Previous Page