Madaxweynaha Dowladda Puntland oo magacaabay Guddiga wada xaajoodka Arrimaha Doorashooyinka Puntland

November 27, 2023 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 62 ee 27 November 2023, kuna Saabsan magacaabid Guddiga wada-xaajoodka Arrimaha Doorashooyinka Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland.

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland.

Markuu arkay: baahida loo qabo in la magacaabo guddiga wada-xaajoodka Arrimaha Doorashooyinka. Iyadoo oo laga duulaayo in ay dalka ka dhacdo Doorashada Madaxtooyada iyo Golaha wakiilada taasi oo ku dhacda hannaanka dimuqraadiyadda ee hal qof iyo hal cod.

Markuu arkay: Aqoontooda iyo Waayo-aragnimooda.

Markuu la tashaday Madaxweyne Ku-xigeenka DPL.

Markuu la tashaday: Guddoonka Golaha Wakiillada DPL.

Markuu la tashaday: xisbiyada siyaasada DPL.

Markuu tixgeliyey talo soo jeedinta bulshada qayba-heeda kala duwan,

Wuxuu xeeriyey:
Waxaa xubnaha hoos ku xusan loo magacaabay guddiga wada-xaajoodka Arrimaha Doorashooyinka

1. Cabdi Faarax Siciid Juxa (Guddoomiye)

2. Ibraahim Cartan Xaaji Bakiin (Xubin).

3. Dr. Naciima Cabdiraxmaan (Xubin)..

4. Cabdullahi Maxamed Xassan (Xubin) .

5. Maxamed Cabdiraxman Dhabancad (Xubin).
6. Xassan Yuusuf Majabe (Xubin).

7. Xassan Caballa Xassan Xubin.

-DHAMMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Leave a comment

*

Archives
November 2023
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online