Taliska qeybta Ciidanka Booliska Puntland ee Gobolka Bari oo qabtay xubno ka tirsan ISIS/Daacish.
(February 8, 2024)
Boosaaso:-Taliska qeybta Ciidanka Booliska Puntland ee Gobolka Bari ayaa deegaanka Bohol oo ka tirsan degmadda Uffayn Gobolka Bari ku qabtay Horjoogayaal ka tirsan kooxda Argagixisada ISIS/Daacish. H