Madaxweynaha JFS Xassan Sh Maxamuud oo ka tacsiyeeyey Saraakiil Imaaraadka ee ku dhintay weerarkii Xerada Jen. Goorda ee Muqdisho
(February 11, 2024)
Muqdisho:-Madaxweynaha Janhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Hosbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho ku booqday dhaawacyada Saraakiisha Imaaratka ee galabta ku dhawaac