Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland oo xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayihii hore ee Golaha Baarlamaanka JFS.
(February 3, 2024)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayihii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka