Shirka Golaha Wasiirrada XFS oo looga hadlay dagaalka ay ciidanka dowladdu kula jiraan Al-shabaab
(February 15, 2024)
Muqdisho:-Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa looga hadlay hawlgallada lagu ciribtirayo Khawaarijta oo ka socdo qeybo kamid ah dalka iyo ho
Madaxweynaha JFS oo bogaadiyey heshiiska tayeynta Ciidamada ee ay kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Maraykanka.[Video]
(February 15, 2024)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey munaasabad lagu saxiixayey heshiiska tayeynta Ciidamada Soomaaliyeed oo ay kala sixiixd
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo qaabilay Wafdi ka socda Hay’adda Cuntada Adduunka ee (WFP).[Video]
(February 15, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta qaabilay Wafdi ka socda Hay’adda Cuntada Adduun