Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland oo xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayihii hore ee Golaha Baarlamaanka JFS.

February 3, 2024 - Written by Editor

Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayihii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka ee Soomaaliya Cabdikariin Xaaji Cabdi Buux.

Kulanka ayaa sidoo kale waxaa ka qayb galay Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Maxamed Baarri Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Maxamed Maxamuud Ciise, Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Faarax Siciid Juxa iyo Xoghayaha Golaha Wakiillada Cabdirisaaq Xidig.

——–DHAMMAAD—–

Comments are closed.

Archives
February 2024
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
26272829  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online