Madaxweynaha JFS oo Shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Madaxtooyada Qaranka.[Video]
February 21, 2024 - Written by EditorMuqdisho:-Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Madaxtooyada Qaranka ayaa faah faahiyay heshiiska Iskaashiga difaaca iyo horumarinta dhaqaalaha ee ay wada galeen dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga, kaasi oo ay maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen labada Gole ee Baaralamaanka dalka.
A/cawaale
Halgan.net