Madaxweynaha Dowladda Puntland iyo ku xigeenkiisa oo kulan la qaatay Wakiillada Hay’adaha Qaramada Midoobey ee ka howlgala Puntland.[Video]

March 17, 2024 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor , ayaa kulan la qaatay Madaxda iyo Wakiillada Hay’adaha Qaramada Midoobey ee ka howlgala Puntland.
Madaxweynaha ayaa la wadaagay Hay’adaha Qaramada Midoobey, Qorshaha 5-ta sano ee Dowladda oo qeyb ka tahay siyaasadda horumarinta Puntland, isagoo usoo jeediyay in loo baahanyahay iswaafijinta qorshaha Dowladda iyo Mashaariicda ay Hay’aduhu Dalka ka fullinayaan.


-DHAMMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Leave a comment

*

Archives
March 2024
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online