Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo magacaabay guddiga xilwareejinta Golaha wasiirada

March 11, 2024 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa wareegto sumadeedu tahay XMWK/65/2024 ku magacaabay guddiga Xilwareejinta Golaha Wasiirada Puntland.
Waxaa loo magacaabay guddiga Xilwareejinta Golaha Wasiirada xubnaha hoos ku xusan oo kala ah.
1. Cabdifataax Maxamed Cabdi Nuur Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Puntland.
2. Cabdirisaaq Cumar Faarax Hantidhawraha guud ee dowladda Puntland.
3. Maxamed Cabdullaahi Ismaaciil Xisaabiyaha Guud ee dowladda Puntland.
4. Axmed Maxamed Yuusuf Xeer Illaaliyaha Guud ee dowladda Puntland.
5. Maxamuud Xasan Aw Cismaan Madaxa Shuruucda Madaxtooyada.
6. Asad Faarax Maxamed Agaasimaha Xiriirka Goleyaasha.
-DHAMMAAD-

Leave a comment

*

Archives
March 2024
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online