Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo magacaabay guddiga xilwareejinta Golaha wasiirada
(March 11, 2024)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa wareegto sumadeedu tahay XMWK/65/2024 ku magacaabay guddiga Xilwareejinta Golaha Wasiirada Puntland. Waxaa loo mag
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo magacaabay Wasiir ku-xigeennada iyo Wasiiru Dowleyaasha cusub.[Video]
(March 9, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa waxaa uu magacaabay Wasiir ku-xigeennada iyo Wasiiru Dowleyaasha Cusub , waxaa warbaahinta u akhriyey Af-hayeenka Ahna Agaasi
Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay Munaasabadd Qalinjabin
(March 9, 2024)
Muqdisho:-Madaxweynaha JFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galaya Munaasabadda Qalinjabinta Dufcadda 22-aad ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed. A/cawaleHalgan.net
Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay Madasha Diblumaasiyadda Antalya ee dalka Turkiga
(March 1, 2024)
Ankara:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Madasha Diblumaasiyadda Antalya ee dalka Turkiga ayaa ka hadlay mustaqbalka wanaagsan ee Soomaal

« Previous Page