Ra’iisu Wasaaraha XFS kulan la qaatay wafdi caalami ah oo ay hoggaamineysay Agaasimaha Guud ee Sanduuqa Cimillada Cagaaran (GCF)

March 11, 2024 - Written by Editor

Muqdisho:-Ra’iisu Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta kulan la qaatay wafdi caalami ah oo ay hoggaamineysay Agaasimaha Guud ee Sanduuqa Cimillada Cagaaran (GCF), Mafalda Duarte.
Kulanka ayaa looga hadlay dhibaatooyinka isbeddelka cimilladu sababeen ee heysta dalkeena iyo sidii wax looga qaban lahaa, taasi oo Ra’iisul Wasaaruhu sheegay in loo baahan yahay ficil iyo taageero wadajir ah oo wax looga qabanayo saameynta isbeddelka Cimillada.
Mudane Xamsa waxa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay diyaarisay qorshe guud oo istaraatiijiyadeed oo looga hortagayo, isla markaana adkeysi loogu yeelanayo dhibaatooyinka isbeddelka cimillada.
—DHAMMAAD—-
Wixii Faah-faahin ah kala xiriir
Afhayeenka Xukuumadda, ahna Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha XRW
Farxaan Maxamed Jimcaale
farhan.jimale@opm.gov.so
media@opm.gov.so
Muqdisho, Soomaaliya

Leave a comment

*

Archives
March 2024
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online