Ra’iisul wasaarihii hore JFS oo ka digay wax ka bedelka Dastuurka dalka.[Video]

March 26, 2024 - Written by Editor

Muqdisho:-Ra’iisul wasaarihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu ka hadlay wax ka bedelka Dastuurka dowladda Federaalka Soomaaliya.

Ra’iisul wasaarihii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa ka digay in la bedelo Dastuurka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo heshiis lagu ahaa wax ka bedelkiisa oo aan heshiis lagu ahayn waxaa uu dhaawacayaa midnimada iyo wada jirka dalka Soomaaliya.

Ra’iisulwasaarihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa xusay in Dastuurka Federaalka ee hadda jira ay qaatay in lagu heshiiyo mudo dhan 22 sano ka dib dagaal sokeeyey ee ragaadiyey dalka Soomaaliya ee laga soo kabanayo.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2024
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online